Beeraha xaarey ee Gobolka Sitti

0





Magalada Xaarey ee Gobolka Sitti

ayaaa waxaa si aad ah looga beeraah Basasha halkaasoo Dad badan oo reer Sitti ihii ay  ku leeyihiin beero farabadan oo waliba u badan Basal, inkastoo khayraad badan dhulkaas lag, beeri karoo hadana waxaa u badan ee ay dadka degan deegankaasi Soo saaran waa Basasha. 

Nidaamka Beerah Xaarey:

waxaa kajirta beeraha Xaarey nidaam xumo baahsan taasoo sobobtay Waddo la,aan oo marka qaar waxaad arkii qof beertiisi usii dhax maraayo beero kare iyadoon qofkii lahaana uu ogolayn. Majirto cidkala nidaamiso Beeraha Xaarey. 

Beeraha Xaarey maleeyihiin Waddo gaadhigu Maro?

Haa lakiin Ma dhax maro gaadhigu Beerah sobobtoo ah maleh Beeruhuu waddo dhaxmarta Beerah.

Maxaa Beeraha Xaarey laga dhaxbeeri karaa?

taasi waxay ku xidhantahay adiga iyo rabitaankaaga kaliya waxaan anagu kuu xaqiijin karnaa in waxaa hadda laga beero xaarey ay u badan yihiin Basal.

Basasha ma lacag badan baa laga helaa?

sida ay noo xaqiijiyeen Dad badan oo beerahaa Basasha ah beerto waxay noo sheegin inay taasi suuqa ku xidhan tahay oo mararka qaarna lacag fiican laga heloo halka mararka qaarna ay isku soo celisa uun.


Waxaan halkan niigu soo gudbin doona waxkasta oo kusaabsan dhaqan, Diinta Islam, Taariikhda umadda Soomaaliyeed, iyo dhibaatooyinka kajira geeska Afrika

 

Post a Comment

0 Comments
Post a Comment (0)
To Top